@HonBeenebeene Sida shalay wax u aragtay in manta qof kale wax u arko nasib xumo maahe wa aragti xumo siyaasiga somaliga haysta.
Balo ma jirte teendhada waqtigeeda ilaaliya , waxaadan hurayn horaa loo qabtaaye .
@ThabitMhd Ma fahamkaga sidaas u lita mase xamasad kala ku haysa?
1)Waxaad meel ku sheegta dastuurki lagu heshiyay 2012 ? Miyaanu ahayn kan oday hassan inkiray oo uu midka kale samaystay?
2) Dowlad -gobokedyadu iskaashi ganacsi inay gali karan iyo in kale ma hubisay?
@Somalization @Godahbarre @Somalization sheikhow @Godahbarre wa nin odaya o masul qarana , waxa laga sugaya xilligan adag inu mareyo oo jiheeyo xafiiska loo igmaday ee kamana sugayn inu xiisad ka dhex abuuro dad walala o aysan wax dhibta ka dhex-jirin .