••=••Adigoo hamiyo guur
••=••Ragu kuu hawoodaan
••=••Ammin ka hor isbarane
••=••Sidi inaan ku habi jiray
••=••Amaan hoy kawada nimi
••=••Heysku key halleynine
••=••Hore usoco la ‘aanteyy🤷♀️
•••=•••Maalinta la suranyeee
•••=•••Cidlo leysa soo tubi
•••=•••Cadceeduna sacbada taal
•••=•••Saadka lagu maraayiyo
•••=•••Su'aallaha Qayaamiyp
•••=•••Ogow saaca aakhiro🪨
#gelin_dambed