Haddii aad computer-ka shaqo badan ku qabato, shortcut-kan ayaa si weyn kuu caawinaya.
Waqtigaaga badbaadi, shaqadana si fudud u qabso adigoo isticmaalaya shortcuts-ka muhiimka ah.
#Mahir#ComputerTips#TechTips#KeyboardShortcuts#SomaliTech
π» Sidan ayaad wax kasta uga baari kartaa Google adigoo isticmaalaya Windows shortcut-ka. Baro farsamadan fudud si aad shaqadaada uga dhigto mid degdeg badan oo waqti kuu badbaadisa.
#WindowsTips#GoogleSearch#TechTips#Productivity#Mahir
Free Technology Courses from Stanford University
Baro koorsooyin teknoloji oo bilaash ah oo ay bixiso Stanford University. Kor u qaad xirfadahaaga adigoon wax lacag ah bixin.
#Stanford#Technology#FreeCourses#LearnTech#Mahir
Tani waa hab muhiim ah oo aad si sax ah ugu damin karto kombiyuutarkaaga
Hab fudud oo aad si sax ah ugu damin karto laptop-kaaga ama kombiyuutarkaaga.
#ComputerTips#LaptopTips#Windows#TechSomali#Mahir
Mareykanka ayaa xaddiday gelitaanka Fable 5 iyo Mythos 5 sababo amni, taasoo ku qasabtay Anthropic inay joojiso adeegyadaas isticmaaleyaasha ajnabiga ah. Claude AI kale wali waa shaqeynayaa, waxaana la sheegaya in dib u soo celin lagu jiro.