war deg deg ๐ฏ๏ธ๐ฝ๏ธ Waxaa la xaqiijiyay in 220ka qof ee ugu sarreeya haysta $TRUMP token ay heli doonaan fursad ay kaga qeyb galaan โ$TRUMP Dinnerโ oo lala qaadanayo Madaxweyne Donald Trump!
war deg deg ๐ฏ๏ธ๐ฅ Token-ka rasmiga ah ee $TRUMP ayaa kor u kacay 45% kadib markii la shaaciyey โTrump Dinnerโ oo ah dhacdo la xiriirta ololaha siyaasadeed!
war deg deg ๐ฏ๏ธ๐จ๐ญ Shirkadda dawooyinka ee weyn ee Swiss-ka ah, Roche, ayaa ku dhawaaqday inay $50 bilyan ku maalgelinayso gudaha Maraykanka ๐บ๐ธ si ay uga fogaato cashuuraha (tariffs).
war dag dag ๐ฏ๏ธ๐๏ธ Guddoomiyaha cusub ee SEC, Paul Atkins, ayaa sheegay in Guddigu mudnaan siin doono hirgelinta nidaam xooggan oo lagu hago hantida dijitaalka ah (digital assets) isla markaana si buuxda looga saari doono siyaasadda sharciga suuqyada maaliyadeed.
war dag dag ๐ฏ๏ธ๐ 14 sano kahor maanta, Satoshi Nakamoto wuxuu u diray email Mike Hearn isagoo leh:
"Waxaan u guuray waxyaabo kale. [Bitcoin] gacmo wanaagsan ayay ku jirtaa โ Gavin iyo intii kale."
๐ง Waa farriintii ugu dambeysay ee dadweynuhu ka hayaan aasaasaha Bitcoin.
war dag dag๐ฏ๏ธ๐๏ธ SEC ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inaysan mar kale gudbin doonin dacwaddii khiyaanada ee ka dhanka ahayd aasaasaha Hex, Richard Heart.
war dag dag ๐ฏ๏ธโ๏ธ Solana DEX Meteora ayaa wajahaysa dacwad guud (class-action) kadib markii lagu eedeeyay in khasaaro dhan $69M uu ka dhashay soo saaristii token-ka $M3M3, iyadoo 95% supply-ga uu gacanta ugu jiro dad gudaha ah (insiders).
war dag dag ๐ฏ๏ธโก๏ธQiimaha guud ee suuqa crypto ayaa markii ugu horreysay tan iyo March 7, 2025 ka sarre maray $3 Trillion!
#Bullish๐ #cryptosomali