Guusha aduunyadu waa mid ku meel gaar ah, sidaa darteed waqti ku bixi inaad guri qurux badan ka dhisato jannada adigoo raalli gelinaya Allah kana fogaanaya cadhadiisa.
#Maqrib_Wanagsan
Sawirkan waxa uu kulmiyey afar ayadaood oo #Quran_kareem ka ah
افلا ينظرون إلي ألإبل كيف خُلِقت وإلي السماء كيف رُفِعت وإلي الجبال كيف نُصِبت و إلي الأرض كيف سُطِحت
سبحان الله العظيم
Beerta Rajixi waa beer timireda ugu weyn dunida, waxay ku tala magalada bureydah ee sucudiga,bedka ay beertu ku fadhido wa 5,466 hiktar, berta waxaa ku yala 200kun oo geed timireed ah, waxaa lagu beray 44 nuc oo timir ah,sanad walbana waxay beertu soo sarta 5kun ton oo timir ah.
waxa hal saf ku wada tukanaya, lix jinsiyadood oo kala duwan oo islaam ku walaaleyey.
waxay u kala dhashen:- #America, #Germany#Hindia, #chine, #Soomaaliya iyo #Canada.
Islaamnimadu waa cajiib. Allihii Islaam innaga dhigay baa mahad oo dhan u sugnaatay. Al Xamdulilaah.
Maanta oo kale 14ᴋɪɪ October 2017 waxaan maalin qura weyney tiradii ugu badneed ee dad soomaliyed taas oo maskaxdena iyo taarikhdenuba saameysey.
Wuxu aha Qaraxi ugu weyna Somaliya ka dhaca
Inta dhimatay allah ha u naxariisto
Dadki ay ka tageen Samir iyo iimaan alle haka siyo