Dulmiga ka dhacay #Laascaanood waa layskula xisaabtami doonaa Goor ay ahaataba😡🤭
#Shacabka laascaanod na waa inay iska beri yeelan dulmigas oo ay ka dhiidhiyaan sababto magacooda wax lagu yeelaya😭
#SNM ishiisa laga arka ushisa lagu tumaa bay wadaa👎
Dr.jacfar
@OGAA_NSHO Hadii la odhan lahaa ceeb baa loo dhimanayaa kuwo badan oo ummadaha islamka xil u haya baa marhore u dhiman lahaa
Allow maxay dulli yihiin kuwo isu haysta inay dadka hogaan u yihiin🤭