📢 Puntland Government announces the graduation of 500 new Police officers in Carmo, strengthening the Force’s capacity in law enforcement, security, and public service.
https://t.co/JIX0gjurm2 #Puntland#Somalia
Argagixisadu meel ay ku gabato ma leh, mana jirto cid ka badbaadin karta caddaaladda. Waa cadowga nabadda, horumarka, iyo nolosha aadanaha.
Bulsho mideysan iyo dawlad adagi waxay suurtagal ka dhigaan ciribtirkooda.
#Puntland#Somalia
Ciidamada waxay la wareegeen magaalooyinka Sheebaab, Kayaxa iyo deegaanada ku hareeraysan. Howlgalkaas waxa lagu burburiyay saldhigyo ay argagixisadu ku lahayd aaggaas, waxaana gacanta lagu dhigay shidaal, hub iyo daawooyin ay kaga carareen isbitaalladii ay adeegsan jireen.
1/1
Waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland in ay feejignaadaan, maadaama ay suurtagal tahay in firxadka argagixisadu isku dayaan in ay bulshada ku dhex dhuuntaan.
1/3
I urge all citizens to remain vigilant as fleeing terrorist elements may attempt to hide among the public. Report any suspicious activity immediately by calling 999 (available 24/7).
Public safety is our shared responsibility.
#Puntland#Security#StayVigilant
Ciidanka Booliska Puntland waxa uu fursad u soo bandhigay Dhallinyarada waxbaratay.
Akhri Fursadda Shaqada: https://t.co/a8PY6wyYdo
Form ka isdiiwaangelinta: https://t.co/U8g4Efgo75
https://t.co/luWHwJoeTk
Waxaan si qoto dheer uga shaqeyneynaa sidii aan u ilaalin lahayn ammaanka xeebaha Puntland, anagoo iskaashi la sameynayna hay’adaha kale ee Dawladda iyo bulshada deegaanka.
https://t.co/vOUCELJvAj
#Puntland#PuntlandPoliceForce
Puntland Police, working with various security agencies, has successfully apprehended Abdirahman Awal (Siigayste), a fugitive previously sentenced by the court. He was one of three escapees linked to the deaths of several prominent individuals.
https://t.co/RbfW4o3CHs
#Somalia
Waxaan maanta kulan la qaatay Qunsulka Safaaradda Faransiiska ee dalka Kenya Vincent Guibert, annaga oo ka wada hadalnay hawlaha la-dagaalanka Argagixisada iyo dembiyada abaabulan. @FranceinKenya#Puntland#PuntlandPolice#Somalia#FrenchInKenya
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. @MuminAShire oo ku hadlaya magaciisa, kan Ciidanka Booliska, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Gen. Gaani Aw Maxamed Xaaji Cabdi Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Puntland
https://t.co/D9g2PzOPwk