@HassanAKhaire@HassanSMohamud Sow idinku CXD soomaliyeed qabiil maydaan dhex gayn oo uma gacan haadinaysaan. Ceeb iyo shaambad aan idinka go'ayn ayay idinku tahay. Si fudud ayay ku bilaabantaye lkn sida ay ku dhamaani way adagtahay.
@Hassan
Waxa nasiib darro weyn ah in ciidan ka amar qaata madaxweynihii hore ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan horay ugu digay kuna celinayaa khattarta ay leedahay siyaasadeynta ammaanka. Mas'uuliyadda dhibaatada ka dhalata arrinkan waxaa qaadaya Farmaajo
People who attempt and die by suicide don’t really want to die: they want the pain of living to end, and that’s not the same thing. https://t.co/hZJJn627mn #MIAW19#WorldMentalHealthDay
🌎 Tomorrow 10 October 2019 is #WorldMentalHealthDay! 💚
🔹This year's theme set by the World Federation for Mental Health is suicide prevention.
✅ Check out the things that you can do for World Mental Health Day: https://t.co/C0Wi8Dh1tS #WednesdayWisdom