Official Twitter Account former Minister of Agriculture and Irrigation Southwest State of Somalia and former Minister of Education southwest of Somalia.
1. How should education be administered in federated Somalia?
2. What challenges do the FMS authorities face in providing
education to the population of the states?
3. How can the FGS and FMSs fulfill their responsibilities regarding
education provision in Somalia?
@HIPSINSTITUTE
2 Days for National Agriculture form Meeting lead by Ministry of Agriculture and Irrigation at Federal Government and Ministry’s of Agriculture & Irrigation from FMS as well as strengthening collaboration, information sharing and increase of agricultural production. @FAOSomalia
Kalmad aan maanta ka jeediyay munaasabad hay’adda USAID Somalia mashqruuceda Growth, Enterprise, Employment & Livelihoods - GEEL ay kuso bandhigayeen maalgilin loo sameeyay iskaashatooyin iyo beeralay yar yar si ay kor ugu qaadan wax soosaarka Beeraha.
@USAIDSomalia@US2SOMALIA
Hadal jeedintaydi maanta furitaanki ama xaragi ka jaridii War biyood aad u wayn oo laga hirgiliyay Deeganka Boonkay ee duleedka Magaalada Baydhabo.
Mashruucan oo ay maalgilisay Dowladda ingiriiska ayana fulisay Hay’adda NRC.
#photooftheday 2nd National Agricultural Forum w/ all DGs from all member states & @MoAI_Somalia in the frame of🇪🇺@EU_in_Somalia funded OUTREACH II proj.
👉🏿Another step forward to fostering dialogue btw/ institutions & private producers, and addressing key value chain challenges
Maqaallo la iga been abuurayo ayaa lagu soo daabacay website-yada Caasimada Online iyo Boramanews. Labadaasi shabakadood waxay shaaciyeen in aan ka mid ahay madaxda Soomaaliyeed ee lagu eedeynayo inay si sharci darro ah ku boobeen dhul danguud ah ama guryo dowladeed...