@SUPERSOMALI252 Gaalo ayuu gadaal iyo gurigiisii uga soo tegay asuu dad Muslimiin ah inuu diinta ka saaro u yimid Somalia, diin waxba kama oga waa in leyska celiyo dayuusiinta soo galootiga ah
@Abdirahmanirro@POTUS Aniguna waxaan ka xumahay Owlaadda yaryar ee ay Maleyshiyaadkaadu ku laayeen Borama, ma tihid ismaamul ka mid ah gobollada Mareykan ee dadkaada wax ku tar. Dayuus dunidu ceyrsaneyso Tacsidiisa waxba haku faline
@yasin1449 Failed state waa soo toosi karaa, balse unknown state oo biyaha magaalooyinka laga cabo xataa 34 sano maamulku keeni la'yahay maxaa laga filayaa qiyaaliga ku nooloow dacasow!
@Presidencysl_ He and Somaliland made targets, but he passed away before he achieved them, and maybe Somaliland will give up after long waiting for recognition
@hibashookari Dhegeysiga BBC Somali waxaan iska daayay markii Nairobi inta loosoo raray xafiiskii, Haddana macallimiintii Afka laga baran jiray ay beddeleen kuwo aan warkooda la fahmi karin in wax laga barto iskaba daaye!
African Football Legends welcome Mogadishu, the capital city of Somalia 🇸🇴.
Mogadishu Stadium with a capacity of 65,000 seats is today for Jay-Jay Okocha, Samuel E'too, and Emanuel Adebayor.
Muuse Hoshow
#Cameroon#Togo#nigeria https://t.co/XB6D9quspB