Xubnihii ka soo qaybgalay kulanku waxa ay waydiimo iyo aragtiyoba la wadaageen Sheekha.
...Madashu waxa ay si joogto ah u soo bandhigi doontaa soo jeedinno iyo Doodo wax tar badan u yeelan kara horumar ka bulshadda, iyo kor u qaadidda wacyigoodaba. 3/3
Madasha Dood Wadaag ayaa kulan keedii 6-aad ka qabsoomay Maktabadda Hargeisa( Hargeisa library) galabnimaddii jimcaha
Sheekh: Khadar Cabdillaahi Badeed, ayaa marti ku ahaa kulanka, soo jeedin mug wayn oo gaar ku ahayd "Xagga ay u scodaan Islaamiyiin ta isbedel doon ka ah"...1/3
Xubnihii ka soo qaybgalay kulanku waxa ay waydiimo iyo aragtiyoba la wadaageen Sheekha.
...Madashu waxa ay si joogto ah u soo bandhigi doontaa soo jeedinno iyo Doodo wax tar badan u yeelan kara horumar ka bulshadda, iyo kor u qaadidda wacyigoodaba. 3/3
ka dib xubnihii ka soo qaybgalay kulanku waxa ay waydiimo iyo aragtiyoba la wadaageen baraha.
Madashu waxa ay si joogto ah u soo bandhigi doontaa soo jeedinno iyo Doodo wax tar badan u yeelan kara horumarinta dhinacyadda kala duwan ee arimaha bulshadda. 3/3
ayaa uu barahu si wey u iftiimiyey, sidoo kale waxa uu ku qaadaa dhigay macnaha iyo faa’iideeyinka afka soomaaliga, qaybaha kala duwan ee suugaanta, marxaladaha uu afku soo maray iyo dayaca hadda haysta. 2/3
@MWadaag is pleased to share with you, how it encourages youth and their efforts towards the political leadership of the Country.
@MWadaag have organized a welcoming session for newly appointed DGs of Somaliland.
Madasha Dood Wadaag ayaa kulan keedii joogtada ahaa ka qabsoomay Maktabadda Hargeisa Library.
Soo jeedin iyo gorfayn ay madashu soo bandhigtay ayaa daarnayd "Islaam ka iyo da' yarta casrigan". Ustaad Maxamed Ibraahim ayaa Marti ku ahaa soo jeedin ta?
Madasha Dood Wadaag ayaa kulan keedii joogtada ahaa ka qabsoomay Maktabadda Hargeisa.
Doodda madashu soo bandhigtay ayaa daarnayd "Dawladnimada iyo Dawlad Wanaagga"
Madashu waxa ay si joogto ah u soo bandhigi doontaa soo jeedinno iyo Doodo buddhig u noqon doona horumar bulsheed