Garaadadii taariikhda lahaa, Ilaahay ha u naxariisto.
1.Garaad Xirsi Garaad Faarax (Garaad Wiil-Waal)
2.Garaad Maxamed Dool
3.Garaad Maxamuud Dool
Raggan waxay ahaayeen geesiyaal taariikhda Soomaaliyeed meel sare kaga jira, run-sheegayaal aan gabanin, dhaqan-yaqaanno Soomaaliyeed oo ku suntanaa sharaf iyo karaamo. Waxay ahaayeen rag aan cidna ka wajigaban, runta iyo caddaaladdana ku garsoora.
Waxay ahaayeen dhaqan-yaqaanno si buuxda u ilaaliya sharafta saldanadda ay hayeen, mana oggolaan jirin in cidna ku takri-fasho, weligoodna kama gabanin runta, haba qadhaadhato e.
Ilaahay ha u naxariisto Garaadada sharafta leh ee qaaliga ahaa. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Mucjiso siyaasadeed oo aan la xaqiri karin
Ra’iisul Wasaaraha dalka Dr. Abiy Ahmed waxaan ugu hambalyeynayaa horumarka uu ka hirgeliyey Deegaanka Soomaalida, gaar ahaan mashruuca Shabeeley Resort, mashruuca korontada dabaysha laga dhaliyey ee Ayshaaca, kaalinta siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee uu Soomaalida ka siiyey Dowladda Federaalka iyo mida ururka PP.
Heshiiskii uu la galay ururka ONLF wuxuu sabab u noqday xasilloonida amni ee Deegaanka Soomaalida.
Wuxuu curiyey kadibna uu qorsheeyey horumarinta corridor-ka ee lagu horumarinayo caasimadda dalka iyo kuwa deegaannada.
Dr. Abiy Ahmed wuxuu Deegaanka Soomaalida ka hirgeliyey mashaariic lagu fuliyey miisaaniyadda federaalka oo ay ku baxday malaayiin doollar, kuwaas oo ah horumarka maanta deegaanka ka muuqda. Markaan xaqiiqadaas sidaas u soo dhigo,
arrinta iigu qiimaha badan waa kaalinta siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee uu Dr. Abiy Ahmed siiyey shacabka Soomaaliyeed.
Madaxwayne kuxigeenka xisibga Barwaaqo ( prosperity party) ahna Madax-xarunta dhexe ee xisbiga talada haya waa Mudane Aadan Farax, oo leh awoodda Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen. Tani ma aha arrin sahlan oo hal qoraal lagu soo koobi karo; waxa kaliya ee aan ka dhihi karo waa in ay tahay mucjiso siyaasadeed oo ay Soomaalidu hanatay . Dhanka kaalinta dhaqaalaha,
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalka waa Mudane Ahmed Shide oo hoggaanka u haya dhaqaalaha dalka Itoobiya ee sida casriyeysan u socda.
Kaalinta Soomaalidu ay ku leedahay dawladda federaalka waa mid farxad weyn gelinaysa Soomaalida Geeska Afrika oo dhan.
Dhammaan wax-qabadyadaas ma jirto cid kale oo sheegan karta oo aan ka ahayn Dr. Abiy Ahmed.
Arrimahan oo dhan waxay ina barayaan marka masuul cusub xilka la wareego in ay muhiim tahay in uu qabto qodobo ay ka mid yihiin:
https://t.co/PfA1prYYSB uu saxo cabashooyinkii ay shacabku ka qabeen xukuumaddii ka horreysay.
https://t.co/mHRLdLCgsC uu sii dardargeliyo horumarkii jiray ee ay shacabku ku mahadiyeen xukuumaddii ka horreysay.
https://t.co/pPKGSvAxU8 uu la yimaado fikrado horumarineed oo cusub, kuwaas oo ka duwan kuwii hore u jirey, sida Dr. Abiy Ahmed ula yimid horumar iyo siyaasad cusub.
Kaliya miisaaniyadda sannadkii 2025 ee ay dowladda Dr. Abiy Ahmed ku kabtay horumarka Deegaanka Soomaalida oo bas ahi waxay ka badantahay miisaaniyaddii sideedii sano aan madaxweyne ka ahaa deegaanka; sidaas si la mid ah, miisaaniyadda sannadkii 2024 waxay ka badantahay miisaaniyaddii 11 madaxweyne ee iga horreeyey.
Aniga oo aan wax cuqdad iyo xaasidnimo ahi igu jirin, isla markaana aan been-dhaqan u lahayn, waxaan
xukuumadda deegaanka uga mahadcelinayaa in ay magacyada ka beddeshay qaybo ka mid ah mashaariicdii aan deegaanka ka hirgelinnay. Waliba waxaan leeyahay magacii aanu u bixinay kan ay iyagu u bixiyeen ayaa kaga habboon, balse waxa aanan garanaynin waa inta percent ee uu wax-qabadkoodu ka noqon karo mashaariicda ay magac ka beddeleen. Tusaale Madaxtooyada deegaanka hadii hoolkamida oo kaali aan u bixinay ay magac ku haboon u bixiyeen way ku mahadsanyihiin.
Isbitaalka Referral-ka, oo leh in ka badan 700 sariirood, kuna qalabaysan garoon ay ku degi karto diyaaradda helicopter-ka anbalaastu oo uu PM Dr Abiy Ahmed amaanay Haddii magaca laga beddelay loona bixiyay magac kaga haboon kii aan ubixinay waa arrin mudan in loo mahadceliyo walaw aana garankarin inta percent ee uu noqon karo. Kuna darsoo
Garoonka diyaaradaha ee Jigjiga waxaan u bixinay Garad Wiil-Waal Airport, Goblkii Shniile waxanu ku badaley Goblka Sitti, iyo kuwo badan oo kale.
የቦትስዋና ምክትል ፕሬዝዳንት ንዳባ ኒኮዚናቲ ጋዖላቲ በምስራቅና ደቡባዊ አፍሪካ የ Anti money Laundering ስብሰባ ላይ ለመካፈል ዛሬ አዲስ አበባ ገብተዋል። ምክትል ፕሬዝዳንቱ ቦሌ አለማቀፍ አየር ማረፊያ ሲደርሱ ከገንዘብ ሚኒስሩ ክቡር አህመድ ሺዴ ጋር በመሆን አቀባበል አድርገንላቸዋል።
H.E Ndaba Nkosinathi Gaolathe, Vice President of the Republic of Botswana, arrived in Addis Ababa today to take part in the East and Southern Africa Anti-Money Laundering Meeting. Alongside H.E Ahmed Shide, Minister of Finance, I had the privilege of receiving the Vice President at Bole International Airport.
Waa runtaa oo sawirkani waa sawir muddo hore ah, Si kastaba ha ahaatee, shaqada uu sawirku muujinayo ma aha mid duugoobeysa, balse waa mid mar walba taagan oo leh muhiimad joogto ah oo la xiriirta masuuliyadda hogaamineed iyo u adeegidda bulshada. waxaanse moodayey in aan si ku filan uga hadlay, balse haddii aan kuu falanqeyn lahaa, waxaan uga hadli lahaa sidan anigoo waliba tusaale u soo qaadanaya.
Sida ku cad qaab-dhismeedka buundada (pyramid) ee Maslow, baahiyaha bini’aadamka waxaa loo kala saaraa shan heer, iyadoo baahida hoose aan la sugi karin baahida sare ilaa laga daboolo.Heerka koowaad waa baahiyaha aasaasiga ah ee nolosha bini’aadamka — hunguri, hoy, iyo hu. Haddii baahiyahan la’aantood ay jiraan, qofku ma awoodo inuu yeesho fikir caafimaad qaba, wax barto, ama bulshada si wanaagsan ula noolaado. Yacni: Nin gaajaysan xanta lagama qariyo — waayo, dhagihiisu wax ma maqlaan, indhihiisuna wax ma arkaan. Marka baahida koowaad la daboolo, bini’aadamku wuxuu bilaabaa inuu raadiyo nabadgelyo iyo xasillooni. Heerka labaad ee baahiyaha waa baahida amniga (Safety Needs), taasoo ay ka mid yihiin: hoy uu ku hoydo, ilo dakhli (sida shaqo), daryeel caafimaad, iyo maaliyad ammaan ah.
Qofku marka uu daboolo baahiyihiisa hunguriga, ee uu helo hadhimo-sharafeed, ee uu helo hu, huwad iyo hagoogsi, iyo midiisa hoyga, wuxuu bilaabaa inuu raadsado cilaaqaad bulsho iyo xiriir jacayl ama qoys, saaxiibtinimo, iyo kalsooni uu ka helo dadka kale.
Intaas kadib, wuxuu u gudbaa inuu daboolo baahida is-maamuuska (esteem needs) — taasoo ah doonista in la ixtiraamo, la qadariyo, lana aqoonsado.
Marka heerarkaas oo dhan uu daboolo, wuxuu qofku gaarayaa heerka ugu sarreeya ee baahiyaha, taasoo ah is-dhammaystirka nafsadeed (self-actualization)
Sidaas darteed, sawirkan uma baahna in lagu sharraxo ereyo badan — waayo waa sawir laftiisu hadlaya.
Waxaan ka dhex arki karnaa sawirkan farxadda ka muuqata hooyadan, taasoo laga xalliyey baahidii hoyga ee ay la daalaa-dhacaysay. Hadda waxay u gudubtay raadinta baahideeda ku xigta. Ujeedada uu ra’iisul wasaaraha dalka Dr. Abiy Ahmed (PhD) ka leeyahay shaqadan ku-dayashada mudan ma aha in uu isagu qoys kasta oo baahan guri u dhiso, balse waa in uu madaxda deegaannada iyo madaxda kale ee dalka tuso sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadka ka saaran daboolidda baahiyaha aasaasiga ah ee bini’aadamka, (muwadiniinta) kuwaasoo si xiriir ah isugu xiran.
Fikirka dhaxal-galka ah ee uu gudbinayo waxay tahay in uu madaxda dalka tuso in ay mas’uul ka yihiin dadka Itoobiyaanka ah ee la daala dhacaya daboolidda baahiyaha daruuriga ah. Sidaas darteed, in aysan isku mid ahayn isaga iyo ra’iisul wasaarayaasha iyo madaxda dalalka qaniga ah, ee ku shaqeeya nidaamka bureaucracy-yada ee kaliya u baahan suudh iyo tie madow oo xafiiska lagu shaqeeyo, ama in la xidho dhar qurux badan oo dadka loo yahay madax aysan iibsan karin. Wuxuu tusayaa in shaqooyinka ay sharaftu ku jirto ay yihiin kuwa sidan oo kale ah — in dadkaaga baahidooda hoos loo eego. Dhanka kale, sawirkani wuxuu dhaleeceynayaa macno-darrada ay leedahay xaragada bilaashka ah iyo shaqooyinka daneysigu ku jiro. Sidoo kale, sawirkan wuxuu bixinayaa farriin ah in marka uu mas’uulku si dhab ah uga warqabo baahida dadkiisa, uu si cilmiyeysan uga shaqeyn karo qorshayaal ay dadkiisu baahida kaga bixi lahaayeen, sida mashruuca biyo-xidheenka Abay iyo kuwa waaweyn ee la midka ah. Anigu shaqsiyan si fiican ayaan u garanayaa in marka aad tahay mas’uul, oo aad amarka Eebbe si uun sabab ugu noqoto daboolidda baahiyaha bini’aadamka,adigoo gudanaya wajibaadkaaaga, farxadda gudahaaga ku dhalanaysa, shaqsiyan iyo farxadda muwaadinka helaya baahidiisa Uu helayo. Sidaas darteed, noocyada shaqo ee sidan oo kale ah waa kuwo adduun iyo aakhiroba loogu liibaanaayo — mana jirto wax wanaag ka soo horjeeda oo lagu sheegi karo.
Following our visit to the Vietnam Toyo Solar site and our discussion with the President, who had promised they would begin producing solar panels, we are pleased to see that they are now producing solar cells at their plant within the Hawassa Industry Park. The facility boasts impressive quality, large-scale capacity, and a highly automated system. This operation is expected to contribute a significant share to manufacturing exports. While two additional facilities are still under construction, today we reviewed the one that has already become operational. This aligns strongly with our investment strategy, which focuses on value-added projects that meet our set targets and policies, representing truly game-changing investments.
Maanta oo taariikhdu tahay August 4, waxaan nasiib u yeeshay in aan ku tukado Masjid Quba kadib markii aan hawlahaygii soo dhammeeyay. Waa masaajidkii ugu horreeyay ee Islaamka laga dhiso. Waa maalin taariikhi ah oo qalbigayga si qoto dheer u taabatay. Salaaddii aan halkaas ku tukaday waxay ii ahayd guul ruuxi ah iyo mid diimeed. Cadowga iyo nacabka waxaan leeyahay: Calooshiina wax ku jira u dhinta.
Nabi Muxammad (NNKH) ayaa sheegay in salaad lagu tukado Masjid Quba ay u dhiganto cumro. Fadligaasi wuxuu i xasuusiyay qiimaha iimaanka, barakada socdaalka diinta, iyo muhiimadda masaajidkan sharafta leh ee ku yaalla Madiina.
Mahad oo idil Ilaahay ayey u sugnaatay. Guul weyn ayey ii tahay maanta.
#Quba #Madina #August4 #Islaamka #Guul
As the Second United Nations Food Systems Summit, co-hosted by Ethiopia and Italy, kicked off this morning, I was pleased to be joined by fellow Heads of State and Government in planting our #GreenLegacy seedlings. This symbolic act underscores the vital role of reforestation and environmental stewardship in building resilient and sustainable food systems.
Ethiopia is proud to co-host the 2nd UN Food Systems Summit taking place over the next three days in Addis Ababa. This morning, I had the pleasure of receiving @AminaJMohammed, Deputy Secretary-General of the United Nations, at my office. We held a productive discussion on various issues including, on the urgent need for sustainable, inclusive, and resilient food systems across Africa and beyond. Ethiopia remains committed to transforming its food systems through integrated policies, climate-smart agriculture, and community-driven approaches that enhance food security and nutrition for all.