Dareenka jacaylka ma dhaqaajiyo injineer sita qalin iyo mastarad oo tirooyinka warqad ku xardha, balse waxa dhaqaajiya suugaanyahan debecsan oo waalan oo ku xeeldheer qaabka wadnaha loo xadanteeyo.
The feeling of love is not moved by an engineer with a pencil and ruler who carves numbers on paper, but by a gentle and mad literary master who knows how to engrave the heart.โค๏ธ
Hadba qofkasta si buu ii cananta hadana ma ihi mid la fikir ah,
illen fikir ma ahay waxaan wanag moday baa balo iku noqdey.
Alla madax adagiyaaa ๐โค๏ธโ๐ฉน