Noloshu waa mid aan la hubin oo khatar badan,taas oo ay ku Guulaystan kuwa Alle Talada saartay ee shaqo joogto ah la yimid,samirna ku ladhay
Alle hanaga dhigo kuwa ka dhowrsanada xumaanta
"إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي مَقَامٍ أَمِينٍ"
"Kuwa dhawrsadana waxay kusugnaan meel aamin ah"
Yesterday i successfully defended my thesis Alhamdulilah. I feel proud of my accomplishment at the same time i feel humble, grateful and appreciative of all the help and support from family and friends.
#alxmdulilah
“Dabinku waa ciqaab kediso ah, noolaha la dabayaana ma oga danta laga leeyahay, waxa se uu ku baraarugaa uun isaga oo dabinka ku jira oo rafaad iyo rafasho la kowsaday!. Rafaadka waxa uu kaga baxaa oo kaliya in uu dabinka laftiisa ka baxo.Waxa dabinka ka dhigan nolosha”!
#N🤍🦋