@MohamedfarahJa4 @LadyDangaab Way badan yihiin balse mida ugu muhiimsan aya ah in Alle igu arsaaqay aaabe wanaagsan oo baari ah sidas baari nogu tahay Alle Wayne baari hakuugu noqdo aabe mcn
@Asmaladan8@Nuurulqalbi Talo yar Ayan Ku siin Marka koowaaad istiqaaarayso o ilaahay Ka Bari in qofkaa qalbigaaga jeclatay Hadi khayr leeyahay Kula kulmiyo sida jeceshahay Hadi kalana qalbiga in Alle Wayne kaaga saaro hubal wad nafisi inta same
@LamaFarxiyo War kuwo agteena anago iskaabula baa dhaana wale uunsi iska daye wax u dhowna kuman arag war kor isku so qaada maraca thine oo na forjeya an mesha ka kacne😁😁