@DhoodiShakur Maxaa dhahdeen faa'ido ma ka raadineyno schoolka, lacag aad u jaban aa ku dhigeenaa iyo $30!
$45-$30=$15 maxaa aad u jaban Marka?
Badeeco cusub, qiimo jaban iyo qof la tartami karo qofka suuqa ku jiro midno lama imaan, soπ«π. Cc; @somaliwhale π€Έ
@cryptostocks247 Inta aad bulshada wax tartay ma taraan, kaliya naceeyb iyo xasad beey bulshada la dhax joogaan! Ha u joojin brother. Your contribution is really worthπ