Nagu soo biir Book club goob degan cilmi iyo wax aqris si free ah boqolaal book finance personal growth, naftaada iyo jeebkaada ku hor mari.
https://t.co/fWchbpshaH
Midnimo Class4 xalay imtaxaankii fundamentalka ayaa inoo dhamaaday Alxamdulilah, sidaa natiijooyinka bilowga ah inoogu muuqda MashaAllah pass rate aad u sareysa, congratulations ardadeena, @Midnimoacademy family there will never be a half measures.
Suuqaan laba sano ayuu ku qasaarieyey daba orodka memeska oo ahaa hami iyo dareen hype ku dhisan sida hal maalin Inaa ku taajirtid, ๐คฃ.
Laakin Hada the smart money waxay u muuqataa iney u wareegeyso oo xooga ay saarayaan mashruucyada AI, iyo privacy, iyo iney helaan a tangible revenue streams.
Waa wax ku saleysan kobac ama a fundamental growth, Waxayna u muuqataa in ay hada sheekadaan bilow tahay.
Narrative walba aad aaminsan tahay ha noqoto PRIVACY, RWA, AI, iyo coins kaloo badan oo dad badan aan weli ogeen oo reward cajiib ah bixinaaya, iyo many sectors iyo ADIGA coinka haysato sidee looga shaqeysiiyaa, si aad uga maaranto DCA, Maanta Cashar muhiim ah ayaan leenahay, you donโt want miss this.
8:30 PM Somali time link ๐๐
https://t.co/qpwIEO0lU0
BTC ma aaminsan tahay ma qorsheyneysaa Inaa ilaa iyo 5 sano 10 sano haysato ka waran adigoo BTC walletkaada kuugu jirto oo aadan taaban, aadan wareejin iney lacag kuu sameyso, Waa BTC Staking casharka beri aan baran doono iyo coins kaloo badan aan weli dad badan ogeyn oo reward cajiib ah ku siinaaya ka mid yihiin Privacy coins, RWA, AI, iyo sector walba aad aaminsan tahay coinka sidee looga shaqeysiiyaa looga maarmaa DCA, sidoo kale diinta maxay ka qabtaa Staking beri ayaan Deep dive research baran doonaa inshaAllah
You donโt want miss this is the link ๐๐
https://t.co/qpwIEO0lU0
Hirgelinta sharciga Clarity act oo maraaya maalmihii ugu danbeeyey Waxaa socda Dagaal weyn, ka hor codeynta khamiista, kooxo kala duwan ayaa mid walba raba in ay push gareeyeen dantooda tii ugu danbeysey maanta Qolada Banking senate ayaa soo bandhigtey sida ay wax u rabaan basically Waxaa ugu weyn dhamaan Bankiyada panic mode ay ugu jiraan waa hadafka ah iney difaacdaan stable coins, ama lacagta faaidada crypto ay bixiso, oo ay rabaan iney waafaqdo lacagaha yar ee intrestga ay ku bixiyaan si lacagta customerska ay ku shaqeysan jireen kumanaan sano u sii socoto aysan is bedelin๐ณ waxaa kaloo la isku haystaa Defi, self custody, sidoo kale software developers ka sida loola tacaamuli lahaa.
๐๐
https://t.co/dcWPBbUdOl
Maalinta Khamiista soo socota waa maalin aad ugu weyn reer crypto.
The Senate Banking Committee ayaa u codeynaaya on the CLARITY Act, taasoo ka dhigaysa committidii ugu horeysay oo u codeysa a comprehensive U.S. crypto market structure bill.
Waa talaabo horseedaysa in la helo sharciyeyn rasmi ah oo aasaasi ah oo horseedi karta hab dhaqan mideysan sida stable coinka, iyo yeildska faaidada iyo dhamaan dhaqaalaha la xiriira loola tacaamuli lahaa.
DYOR ๐ฅ๐ฅ.
LINK usbuucyo badan ayaa ku socdey cadaadis downtrend ah oo bottomka taagnaa, Laakin hada waxaa uu u muuqdaa inuu sameynaayo isku day inuu jabsado cadaadiskaas area of $10 level, while reclaiming the 50-day EMA,
Taasoo laga yaabo iney bedesho the structure back towards a bullish trend.
Momentumka sidoo kale wuxuu taageerayaa dhaqaaqan markaa eegno kor u kaca RSI.
Hadii uu isku celiyo uu difaacdo meel ka koreysa $10, markaa waxaa laga yaabaa inaan helno target $12, ka dib $14 ama ka badan.
Laakin hadaan ku fail garowno isha ku haay 50 day EMA support levels.
Maanta InshaAllah safarkeenii ayaa inoo bilaabaya new team new class,@Midnimoacademy groupkii afaraad 187 qofood, waxaan baranaynaa deep dive knowledge of the history of money and blockchain no half measures,
#read= wax badan ogoow