Ma ahan wax sahlan, in walaalo 0 ka ah aqoonta suuqa 7 bilood yes 7 billood wax la baro kasoo cudbey multiple assignments, many exams MashaAllah waa ardaydii ugu waqtiga dheeraa from zero to complete market knowledge, hambalyo, 🎉🎉
53% waxaa kor u kacay sicirka suuqda badeecadaha ee loo badalay lacagaha dhigitaalka (Tokenation) ah oo gaadhay $6.1 bilyan oo dollar muddo ka yar hal wiig, waxaanay ka soo dhaqaaqday $4 bilyan.
Waxaa inoo farxad ah inaad inagala soo qeybgashid xaflada qalinjebinta ardadii ugu horeysey ee ka aflaxdey Midnimo free academy oo ah madashii ugu horeysey si bilaash ah ku bixisa full crypto course.