Dhammaan dadka xiisaynaya barashada Blockchain-ka in diiwaangelinta koorsooyinka Blockchain Hub ay si rasmi ah u bilaabatay.
Blockchain, Smart Contracts, building dApps, iyo prcaticals
Dhammaan koorsooyinku waa bilaash!
Is Sean geli hadda:
https://t.co/pKrPAZpTKc
Websitekan https://t.co/pKrPAZpTKc Waxaa lagu soo kordhiyey qaybo kala duwan, ka mid yihiin Blogs, live news, Trading Journal, mar dhowna lagu soo kordhin doono barashada Blockchainka min bilow ilaa dhamaad, Qof walba ayayna u furan tahay Waa free, Adigase diyaar ma tahay
π MIDNIMO ACADEMY
CLASS 5 β ORIENTATION NIGHT
Jimcaha 8:30 PM πΈπ΄
π Habeenkan waxaan ka wada hadli doonnaa:
β’ π Isbarashada Ardayda & Team Midnimo
β’ π Nidaamka, shuruudaha & Qaabka Waxbarashada
β’ π€ Wada-shaqaynta Ardayda & Midnimo academy
ASC, qofkasta oo isleh waxba ka dhiman Technical ka waxa ogaysiinana, in Casharadii Technical ka ee soo dhiganay laga soo bilaabi doono casharkii ugu horeeyay ilaa kii u dambeeyay, live ay inoo qaban doono thanks to walashen Nahla from October