Soomaaliya waxaa lagu soo qaaday weerar diblomaasiyadeed.
Waxaan garab taaganahay guul na u rajeynayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud & Xukuumaddiisa. Dalka & dadka iyagaa ka masuula waxaana ka sugeynaa inay qarannimadda wax kasta ku difaacaan.
Taiwan 🇹🇼 has been recognized by 12 countries, yet it is still considered part of China 🇨🇳 🤣🤣 it’s just funny—being recognized by one country doesn’t make you the 55th country in Africa somaliland is part of Somalia waligeed dhaqaaqi meyso 😂😂😂
Snapchat waxa uu ahaa mid ka mid ah adeegyo badan oo caan ah oo ay soo food saartay khalkhal ka dib Amazon Web Services (AWS), qaybta xisaabinta daruuraha ee Amazon, waxa ay la kulantay cilad weyn horraantii Oct. 20.