Subax wanaagsan kadib:
Wax walba way sahlanaan doonaan, caqabadahana waa laga gudbi doonaa. Alle ayaa kuu kulmin doona wixii qalbigaagu doonayay oo ku gaarsiin doona farxadda . Maxaa yeelay, dhibaato kaddib waxaa jira faraj. Alle ka filo wanaag,
Dhakhaatiirta AI-ga oo lagu tababaray ayaa baari kara oo daweyn kara 10,000 bukaan maalmo gudahood, hawshaas oo aadanuhu u baahnaan doono laba sano si uu u dhammaystiro.
Marka cida kaa soo horjeesato ay adeegsato awoodooda ugu dambeysa ayna ogaato ineysan waxba kuu dhibin sidaas ayaad ku guuleysatay marka la joogo tabaha dagaalka.
Isr**l waxa u dhiman kaliya waa iney adeegsato bombooyinka iyo hubka kiimikooyinka sunta ah,
Waxaa laga yaabaa in isbedellada ka dhacayay caalamka muddo lix bilood ah, gaar ahaan tan iyo markii uu qarxey dagaalkii duufaanta ee Al-Aqsa, ay xaqiijiyaan in gacanta Eebbe ay ka sarreyso wax walba, in dagaalku uu ka tallaabay xuduudda dhulka juquraafi ee uu ku sugan yahay.
Dheelitirka awoodda ciidan ee labada dhinac aan hadda la hoos gelin halbeegyada maadiga ah ee bini'aadamka,
WAAD OGEYDEEN
Iska caabdi darteed Halkii habayn ee dhawayd wuxuu isku soo ururiyey adduunka oo dhan si aan ka dhicin caalamka muddo tobanaan sano ah.
Kasmo-nafeed(Psychology)
1: Dumarku waxa ay u masayraan ragga ay ka helaan ama ay jeclaadaan, xitaa haddii aysan is jeclayn ama uu xiriir ka dhaxeyn.
2: Kontankii daqiiqaba mar ayuu is beddelaa jawiga haweenka. 1/1