Dadka Soomaaliyeed ee ehelka iyo xigtada isu ah ee sida xaq darrada ah ugu dagaallamaya deegaanno badan oo ka mid ah dhulkeenna, waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan colaaddaha macno darrada ah ee aan lahayn guul, geeri mooyee.
Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka.
Congratulations President Elect @realDonaldTrump. You have the honour of serving the American people for a second time. In the years to come, I hope Somalia and the USA can further strengthen bilateral ties in all areas of mutual benefit, including security and trade.
#MarcellusWilliams faces execution on 9/24 for a crime that DNA proves he didn’t commit. Join me, @innocence, and @the_mip in taking action to prevent this irreversible injustice. #SaveMarcellus https://t.co/5pRqSgPafq
Waa maalin ciid ah oo Ahlu Qubuurkii jirkoodi banaanka yaallo, iyaga oo aan ka war qabin in madaxdii dalkooda xukumaysay ay dhibkaas u gaysatay.
Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoysaska aan maanta guryahooda farxadi ka jirin ee kujira xaalada adag ee laba-geeriyaadka ah. Kuwaas oo lagu khasbay in ay qubuuraha ka soo faagaan ehelkooda mootan, waalid iyo walaaloba.
Waxaan kaloo ka xumahay in Madaxweynaha Qaranka uu dhulalkii danta guud ku iibiniyo hab sharci darro ah oo xaraash iyo xoolo jaban ah, iyadoo lagu andacoonayo dowladda way ka maarantaa, hadana shacabkiisa ku dhahaya dhul qabuura ah baan dan guud uga maarmi waayey ee kasoo faagta eheladiina.
Go’aannadaas wuxuu hirgalinayaa Madaxweynaha isagoo shirar cilmi-baaris iyo siminaar ah ku bixinaya boqolaal kun. Shirarkaaa oo weliba ah kuwa aan maqaamkiisa u qalmin.
Waxaan ka codsanayaa inta faraxsan ee si qurxan u ciidaysa in ay soo xusuustaan walaalahooda la i taal daran go’aannada arxan darrada ah ee ay dowladooda dul dhigtay.
WTF!! Are we seriously dealing with warlords again? Is this 1991? Today, people in #Mogadishu are carrying corpses, and the police are demanding, "Did you pay the $20? Show us the documentation."
When you are politically mature, detached yourself from tribalism, & unlike @HassanSMohamud you don’t see the presidency as a way of enriching yourself; instead serving your country and people, then and only then you will acknowledge the work that was done by leaders before you! Way to go @MohamudTarsan.