In wali Somalia laga isticmaalo quickbook, oo aan u diyaarsanayn hab dhaqanka ganacsi ee Somaalida, waxeey ka dhigantahay in Somaalidu lahayn hal habuur.
Somalia waxa jira shirkada Tech kumagacaaban lkn iibiya oo kaliya products laga leeyahay dalka dibadiisa
#Somalia#Mogadishu
Somalia has a large SME financing gap that MFIs are trying to fill, but the sector remains young with weak systems, limited data, no credit bureau, and capital constraints.
Read more: https://t.co/JJVbKoofXJ
#Somalia#Microfinance#SMEs#FinancialInclusion#IslamicFinance
@GaroweOnline Iska hadalka wa laga fiicanyahay. In finger print laqaado waxeey ubaahantahay infrastructure kuwaas oon hada diyaar ahay. Dawlada ku gulaysatay ineey id system ka hirgaliso dalkoo dhan, Marka soo wax lala yaabo ma aha ineey awaamiir dul dhigaan shirkadaha isgaarsiinta!!
@TerraAbdirizak Ninkan markuu dadka kaxishoon waayo, Ilaah na kama xishoodo. Amni daro kawayn majirto in gudoomiyaha gobolka banaadir xafiiskiisi lagu dhac dilo. 500 oo masakiin maalin cad suuqa bartankiisa maydkooda lawaro, the biggest wa sarkaalad sirdoon goobteda waxbarasbada lagu dilo ....