Hambalyo dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed. Saxaafadda xorta ah waxay astaan u tahay dimuqaraaddiyadda, horumarka & ilbaxnimada. Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxan ku amaanaya doorkooda wanaagsan ee dhismaha dawladnimada & horumarka dalkeenna.
#WorldPressFreedomDay