The Puntland Government of Somalia is pleased to invite you to Puntland Economic Corridor and Investment Conference which will be held in Garowe March 13-15 ,
Wasiirka Ganacsiga Cabdalla Cali Maxamed.
"Ujeeda aan uqabanay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha & Maalgashiga Puntland. ayaa ah in fursadaha maalgalineed ee Puntland ka bannaan in la maalgashado"
#plecic2023#puntlandeconomicforum
Maalgashiga Beeraha:
Puntlan Waxay Hodan ku tahay Dhul Beereed Baaxad leh kaas oo looga faaidaysano karo in lagu samaysto Maalgashi.
Dawladda Puntland Waxay Soo dhawaynaynaa oo u fududaynaysaa Cid kasta oo rabta ama dananaysa inay Maalgashi ku samaysato Beeraha Puntland.
Aargoosatada waxay kamid tahay Kheyraadka Badeed ee Dalkeenu Hodanka ku yahay oo u baahan in laga faaidaysto.
Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23
#pecic2023#kheyraadka#maalgashi
Shirkadda Yijiu group of Company oo laga leeyahay Dalka China Kana hawlgasha Degaanada Puntland Waxay kamid tahay Shirkadaha Qaybta ka ah Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe 13 -15 Bisha March 2023.
22 Days Left! 22 Maalmood baa ka haray
Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgeshiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe inta u dhaxaysa 13,14,15 March 2023.
#plecic2023#puntlandeconomicforum