Alxamdulilaah. Aad baan ugu mahadnaqeynaa xukuumadeena iyo madaxdeena ay ugu horeeyaan madaxweyne Xassan Sheekh iyo Raysal Wasaare Xamse Bare, ajiibista iyo aqbalaada ay ka yeeleen codsigayagii naga soo baxay February 06, 2023. Waxaan u hambalyeynaynaa umada Soomaaliyeed meelay joogaanba, siiba kuwa ku jrey jiida dagaalka ee isu soo gurmadey. Wixii halgankaas loogu jirey waxay aheyd inaan taladeena yeelano, oon cid kale doonistooda nagu qasbin. Alxamdulilaah maanta in dowladeeniina inagu garab istaagtey.
Ilaahey baan uga baryeynaa naxariistiisa Jano intii ku naf weydey, inteena dhaawaca ahna Alle ha inoo caafiyo. Guushaan iyo gobanimadaan waxaan u haynaa intii noogu dhaawacantey ama naftooda noo hurey. Sina ku ilaawi meyno intaad na tarteen.
Ugu dambeyn shacabka reer SSC waxa ina soo fuushey masuuliyad kale oo ka weyn tii hore. Waa inaan degaanadeena u muujinaa una dhaqanaa sidii maamul buuxa. Taasina waxay ku imaaneysaa inagoo gacanta isu qabsana wanaaga, xumahana iska dhowrna, lana shaqeyno ciidamada policeka iyo xasilinta oo amnigeena kor u qaadno.
Mar kale hambalyo 🇸🇴
@TheVillaSomalia @SSCKhaatumo
Garaad Jaamac baa hore u sheegey in dad u dhashey SSC lagala noqon doono dhalashada ama citizenship ka. Halkaan ka daawo qofkii ugu horeeyey ee lagu fuliyey ka qaadista dhalashada (SSC Citizenship Revoked). Kii Muuse aadoow, midaanaa kuu dambeysa.
Bring it on baby. Just let us know when you need an exit strategy or way out. Alxamdulilaah for the victory #SSCDefenceForces have achieved today from the unexpected attack that was planned by @musebiihi to disturb the visit to LasAnod by our Traditional Leaders from Mogadishu.
Buuhoodle April 2004 (pic taken by myself). Life there was (and still is) characterised by clan self-governance, keeping peace with neighboring clans in the countryside and the hope for Somalia to emerge as stable state. Gives historical grounding to recent "blue revolution".
Abdirahim Ali, the mayor of the #Laascaanood District, commented on the extensive death and destruction brought on by the forces of #Somaliland's indiscriminate attacks: "More than 210 people have died, more than 680 people have been injured, and 715 homes have been demolished. "
Women and girls carry a disproportionate burden of crisis and conflict. The destruction of the maternal health ward in Las'anod General Hospital is a tragic example. We must do more to protect the health and rights of women and girls in times of conflict. #WomenInCrisis#LasAnod
"We want to let the world know that Somaliland is senselessly killing women and children and committing genocide in front of the world" - Lieutenant Colonel Yasin Yusuf
@UNSomalia@US2SOMALIA@UKinSomalia
@musebiihi Abti we’re just following your foot steps back in 1982, and will continue that path to achieve what you have achieved. If you want Laascaanood to be Ukrain, so be it.
The SNM terrorists, who lied to the world about a ceasefire last night, have once again shelling the city of Laascaanood, with all kinds of heaven weaponry and mortars, targeting mosques and residential areas all bombs are party of Military Support from Jabuti.#SSCGENOCIDE
The SNM military forces, led by Musa Bihi, massacred the people of Lascanod for the fifth day by shelling hospitals, mosques and all places where people gather the Genocide based on racial hatred. #SSCGENOCIDE#UKinsomalia#UNHumanrights#AUC_PAPAS#Arableague