@CiiltrehJr@A_cadaani@OGAA_NSHO Ceerigaabo iyo ceelafafwayn saw anagu ma Dagno ? Gabiley wajaale arabsiyo iyo lughaya intaasina waa awdal oo aan kala badh ka dago !
@CiiltrehJr@A_cadaani@OGAA_NSHO Sanaag kalabadh ana daga caynaba ana iska leh awdalna kalabadh ayan daga Waliba afarta magaalo ee awdal ugu waawayn laba ka mid ah ana daga soolna magalada labaad ee ugu wayn sow anigu ma dago I hope inad I fahantay ๐ค
@CiiltrehJr@A_cadaani@OGAA_NSHO Cadifad ima hayso ee idinka ayay idin hysaa Wllhi bal waxan dhahnay somali Uma bahnin oo dal gooni ah ayan noqonaya waa maxay sababta aad ii daba taagantay ??