Cumar ayaa magac iyo hadal heyn tii ugu sarreysay ka helay dhacdadii uu kala kulmay garoonka diyaaradaha ee Miami. Xariirka UEFA ayaa waxay Cumar Cartan ku sharfeen qabashada Faynalka koobka UEFA Super Cup ee la qaban doono 12 August 2026.
3- Axmed Godane. Waa Amiirkii AS ee Mareykanka ay duqeynta ku dishay. Waana shaqsigii ugu horreeyay ee soomaali ah ee Mareykanka ay dul dhigaan lacag 7 Milyan oo doolar ah. Godane oo Isaaq ah ayaa ka mid ah tiirarka udub dhexaadka u noqday argagixisada dhibka badan ka geysatay.
BREAKING: @AbdullahiMNOR, the former Minister of Internal Security under President Farmaajo, is expected to hold a press conference shortly.
According to incoming reports, he intends to respond to allegations surrounding the weapons that authorities are reportedly preparing to display at the Elite Hotel. Reports also indicate that he is expected to announce the closure of his hotel until President HSM leaves office.