Sahan Online is a daily magazine on the Web. Founded in 1997, based in Somalia. Sahan Online covers breaking news, politics, culture, technology and entertainme
Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 19 nin oo 13 ka mid ah ay ahaayeen shabakado ka tirsanaa kooxaha Khawaarijta ah ee Al-Shabaab iyo Daacish. Raga qaarkood waxay ahaayeen askar horay uga tirsaneyd ciidanka Puntland oo lagu helay dembiyo dilal ah.
Sawir muujinaya Heerka ay marayso Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoosse ee Puntland, Tirada Degmooyinka ay kasoo qabsoontay, kuwa Hadda ay ka Socoto iyo inta Dhiman ee dhawaan laga qabandoono.
#codkaaguwaaxaqaaga#codkaaguwaamustaqbalkaaga#plge2023