Waxaa laga yabaa in aad dareemin walal lakiin malinkii waxaan weeydisanaa allah (swt) in uu nagu hanuuniyo jidka Toosan ilaa 17 jeer subhanaallah waxeey ina tuseeysaa in aay muhiim tahey in uu allah(swt) jidka toosan nagu hanuuniyo
Walal xasuuso markasta gerida weey kuu imaan kartaa ma ogid in aay tahey manta beri
ama daqiqado kadib waxaa jirto dad rabi lahaa in aay booskaaga fadiyaan oo 1 mar allah (swt)
u sujuudaan
Is xisaabi inta lagu xisaabinin ๐
Diyaar matahey?
๐ SALAAM โ๏ธEDIA