@CirkaNews Sheekada sida aad u sheegaysaan ma ahayn narrative ka aad gadaysaan ee Hassan shiikh baa faragalin doorashada minneapolis ku haya waxba Kama jiraan oo Hassan nin awoodaas ku leh banaanka ma ahan …!!
@FahadBinYasin Qormadadu waa mid dhinac u janjeerta oo aad moodid inaad kusoo biirtay campaign ka Xasan shiikh adigoo marmarsiiyo u yeelaya in sharci daro loo isticmaalo sharciyada dowladnimo iyo qalinka xasan oo looga faaidaysanayo dan shaqsiyadeed oo aan dowladnimada meelna ku lahayn .!
@EngNaaji@HassanSMohamud Sawirka Micnihiisu ka ahan aafur kaliya ee micnaha dowladnimada iyo isku haynta dad Kala fakar ku duwan oo Kala caqiido ka duwan balse Hal wadan ku midaysan… waa fariin lagu leeyahay dadkaaga sidad iskugu keeni lahyd ku fakar .!
@EIshmael_ Meeshu waa meel quruntay oo 120 badan ayey basaasin u yihin … meesha dowladnimo kama jirto at least hal dal oo wayn haday basaas u noqon lahaayen sida way dhaami lahayd .!
@Ramadan70530344 Ninyahow nacaybka been baad ku darsatay Puntland dhowr jeer baa Argagaxiso soo weerartay marwalba way ka guulaysataa sababtuna waa hal mid oo shacabkeeda ayaa argagaxisada Qabiil ku difaacin halmeelna uga soo jeesada..!! Taas ayaa looga baahanyahay Reerkaaga oo sharaf ah .!
@Ramadan70530344 Puntland in awooda Shacabka lagu celiyo waa ay aaminsan tahay wayna ka dhabaysay , laakin riwaayada beenta ah ee kaligii taliye la rabo in lagu gaaro ayey diidantahay.!
@Ahmed_Ducalle 1964 Allaha u naxaristee Gen . Galal ba noo sheegay in saraakil badan Oo kuunfur ku dhalatay iyo Ciidan dhowr taagi wata ay wajaale Ilaa cadadlay ka dagaal galeen… Taarikhda been lagama sheego .