Galab Wanagsaan Saaxiibyaal
Goolasha ay dhaliyeen 2023:
Marcus Rashford ayaa dhaliyay 8๏ธโฃ. Taas oo ka dhigan inta ay dhaliyeen kooxaha
Chelsea & Liverpool isku darkooda - 8๏ธโฃ
Xiddiga reer Brazil ee Casemiro ayaa loo sheegay, in ay tahay in la xidho oo jeelka loo taxaabo kaddib markii uu ficil doqoniimo ah sameeyey xalay oo uu cunaha qabtay ciyaartoy kale, kulankii dagaalka isku rogay ee Manchester United guul 2-1 ah ka gaadhay dhigeeda Crystal palace