Xogta sheegaysa in Madaxwayne Farmaajo iyo RW Abey Axmed ay Tagayaan Hargaysa Somaliland umalayn maayo inay dhaboobayso balse hadii ay Tagaan oo dhacdo waxay bahdil xoogle ku Tahay Farmaajo oo dalkiisi u kaxaystay Nin Ajinabi ah oo ku helay Dhibco(Points)
Dhalinyarada Warbaahinta ama muqaal baahiyaha waxaan ka codsan lahaa inay joojiyaan Baahinta Hubka dawladu soo gadatay Dawladana waxaan ka codsan lahaa inay cantrol ku samayso Socail Media mida kalena ay Habeen hawsheeda qabsato security service uma wnagsan qabka wax lo wado
Ukraine to provide Ethiopia and Somalia with 50,000 tons of grain for free in response to drought, humanitarian crisis in the Horn.
A gesture of humanity from a nation under Russian war of aggression and despite Ethiopia's support for Moscow
Shirkada Facebook ayaa Twitterkeeda ku qortay sidan โWaan ka warqabnaa in dadka qaar ay dhibaato ku qabaan gelitaanka barnaamijyadeenna iyo alaabtayada. Waxaan ka shaqeyneynaa inaan sida caadiga ah wax ku soo celino sida caadiga ah, waxaana ka raaligelinaynaa wixii dhib ahโ
I'm discussing โโ๏ธBosaaso ๐ Qardho ๐ธ๐ฑ๐ธ๐ด๐ข๐ตโช๏ธโ with King Evra, Caaqilka 22, and @kureseidkure. Today, Oct 2 at 7:20 PM GMT 4 in @clubhouse. Join us! https://t.co/EcgRiSa14T