Today it ended successfully a two days session consultation meeting regarding the Monitoring and Evaluation (M&E) System Framework for the National Transformation Plan.
The meeting was organized by the National Monitoring and Evaluation Department of the @MoPIED_Somalia
Earns $400 per hour by reading books.
I've created a guide with 20 methods to help you earn $5,000 daily.
Normally $199, but today, it's free.
To get it:
Like this post & RT
Comment 'Send'
I'll DM it to you (Must be following me)
Dowladaha ka dhacsan OO aan la falgalin Isbedeladan, aragti iyo qorshe Fogna aan ka laheyn waa u dhamaatay.
Waa in gudaha dhibka ka jira la xaliyaa si Wadajir iyo isku duubni Ahne looga hortago damac walba OO Dibadda ka yimada
Juqraafi siyaasadeedka Dhaqaalaha
Dabayaaqadii 2025, dunidu waxa ay u gudubtay marxalad “ka-dambayso-multilateral ah” halkaas oo iskaashiga caalamiga ah ee soo jireenka ah ay ku beddelayaan Awood gobolleed iyo ku tiirsanaanta hubka dhaqaalaha.Dowladaha aanfalgalinIsbedeladan
57 Sano ka Dib in Doorasho Gole Deegaan ay ka dhacdo Mogadishu OO meesha ay ka baxdo magacaabis dadban waa Talaabo hore loo qaaday
#25December2025 Maalin Taariikhi ah.
Happening now!.
Today, the National Conference on Evaluation and Monitoring is being held in Mogadishu, which is focused this year on strengthening the National Evaluation System in order to improve the implementation of the National Transformational Plan.
@MoPIED_Somalia
Today I participated in the second annual general conference on National Monitoring and Evaluation focused on the evaluation and formed the interim executive committee for the Somalia Evaluation Society. The meeting organized the Department of M&E for @MoPIED_Somalia.
Waxa ay la Macno tahay in ay sii socdaan OO wax isbedel OO la taaban karo ayna dhicin, kana saar kana siib,jug jug meeshaada joog!
Muhiimadda waa in nidaamka system wax laga badalo si hore loogu socdo.
Waxa la sheegaa in kuwa aan sooyaalka/Taariikhda waxba ka baranin ay u sahlan tahay in ay ku laablaabtaan khaladaadki jiray.
In hogaamiye xil laga qaado iyadoo aan la xalin ama la bedelin nidaam hannaanka markaa jira inta uu joogo talada wax ay la micno tahay in wixi jiray un
Madaxda Somalia ee hadda talada haya ama kuwa imaan doona waa In ay la yimaadaan aragti Fog OO looga maarmo ku tiirsanaanta Kaalmada Caalamka(Aid Dependence).
Dalkan waxa uu leeyahay kheyraad mug leh OO ku filan kana badan inta la filan karo.