Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay ka jawaabayso weerarrada uu caawa Mareykanka ka gaystay jasiiradda Larak ee koonfurta Iiraan, sida ay werisey Al Jazeera.
Turkiga, Pakistan iyo Sacuudiga ayaa Istanbul berri ku yeelanaya wada-xaajood lagu dhaqangelinayo heshiiska difaaca wadajirka ah ee Maka, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Mohamad Ishaq Dar uu maanta tagay Istanbul , oo ay wada-hadallo hordhaca ah ku yeesheen hakam.fidan
Waxaa la arkay diyaarado militari oo Algerian 🇩🇿 ah oo dul heehaabaya caasimadda Niger ee Niamey 🇳🇪, hal maalin kadib markii ay fashilantay isku day afgambi oo ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidamada Niger.
#niger#Algeria
Trump ayaa diiday codsi uu Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, ku weydiistay Mareykanka inuu hoggaamiyo olole militari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen, sida ay baahisay warbaahinta Israa’iil ee Kan News.
#suadi Arabia usa
Hoggaanka militariga Mareykanka ayaa uga digay xoghayaha dagaalka , Pete Hegseth inuu sii dheereeyo dagaalka Iiraan, iyagoo u jeediyay in loo baahanyahay si dhaqso ah dagaalka ka hor inta aysan ciidanka Mareykanka wajihin burbur weyn in la soo gabagabeeyo,
#usa
Ruushka ayaa gacanta ku dhigay diyaaraddo badan oo nooca aan duuliyaha lahayn ee Ukraine , taasoo cabsi ku beertay dalalka Yurub oo sheegay inay jirto suragalnimo uu Ruushku u adeegsan karo diyaaradahan weerarro ka dhan ah xarumo istaraatiji ah oo ku yaal gudaha Yurub,
#Europe
North Korea 🇰🇵: Kim Jong Un aya xilka ka qaaday Wasiirkii Difaaca lamana oga sababta ilaa hadda looga bedelay xilka ninkaa mada galkii ayaa dib ubilaaban raba mise
#North koria
Xilli dunidda ay wajahday masiibada ka dhacday dalka Nepal , waxaa meelo kale oo dunidda ah ka soo muuqanaya isbeddel, iyadoo maanta magaalada Xims ee dalka Suuriya ay ku dhufatay duufaan carro iyo boor wadata oo hawada magaalada u yeeshay midab cas.
#Syria#follow me