Home
Language
English
Türkçe
Bahasa Indonesia
About
Privacy Policy
Terms of Service
Pricing
Sign In
Download All
Share
Siciid jama
@siciidfaroole33
Joined December 2022
80
Following
5
Followers
1
Posts
siciidfaroole33
retweeted
Mohamed Yusuf Bakayle
@MoBakayle
about 2 months ago
Madaxweyne Cirro ayaa la kulmay Guddoomiyihii hore ee Guddiga Cunaqabataynta Iiraan ee dawladda Israel, iminkana ah Agaasimaha Guud ee Machadka Siyaasadda Dadka Yuhuudda. Washington: Madaxweyne Cirro iyo Dr. Shuki Friedman, Agaasimaha Guud ee Machadka Siyaasadda Dadka Yuhuudda (JPPI), oo ah xarun cilmi-baadhis iyo talo-bixin-siyaasadeed oo fadhigeedu yahay Quddus, ayaa ku kulmay shirka MEAD ee ka dhacay Washington, dalka Maraykanka. Dr. Friedman waa aqoonyahan ku takhasusay sharciga, waxaanu bare ka yahay Kulliyadda Sharciga ee Peres Academic Center. Waxa uu hore uga soo shaqeeyay Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Israa||L, isagoo madax ka ahaa qaybta sharciga caalamiga ah. Waxa kale oo uu soo noqday Guddoomiyaha Guddiga Cunaqabataynta Iran iyo Xoghayaha Guddiga qiimaynta miisaaniyadda difaaca. Waa khabiir aqoon durugsan u leh sharciga caalamiga ah, sharciga Islaamka, arrimaha amniga, xidhiidhka diinta iyo dawladda iyo ololaha BDS.
See More
Last Seen Users on Sotwe
Become A Saint
Seen from
United Kingdom
城崽
Seen from
Germany
HanSP 🇸🇬
Seen from
Switzerland
Dee
Seen from
Poland
مجهولون
Seen from
Japan
Türbanlı Model
Seen from
Turkey
โดโด้
Seen from
Thailand
Black P
Seen from
Turkey
pemuda pemburu ibu stw
Seen from
Indonesia
Serhat
Seen from
Turkey
Trends for you
1
Brewers
Under 10K tweets
2
Cowboys
Under 10K tweets
3
Yaxel
Under 10K tweets
4
Jay-Z
Under 10K tweets
5
Unite
Under 10K tweets
6
#WWERaw
Under 10K tweets
7
Sneako
Under 10K tweets
8
#LaGranjaCapataz
Under 10K tweets
9
Giannis
Under 10K tweets
10
Rudy
Under 10K tweets
Most Popular Users
1
Elon Musk
@elonmusk
241.5M followers
2
Barack Obama
@barackobama
118.8M followers
3
Cristiano Ronaldo
@cristiano
114.5M followers
4
Donald J. Trump
@realdonaldtrump
111.9M followers
5
Narendra Modi
@narendramodi
107.1M followers
6
Rihanna
@rihanna
98.7M followers
7
NASA
@nasa
92.3M followers
8
Justin Bieber
@justinbieber
91.8M followers
9
KATY PERRY
@katyperry
90M followers
10
Taylor Swift
@taylorswift13
84M followers
11
Lady Gaga
@ladygaga
75.5M followers
12
Virat Kohli
@imvkohli
73.5M followers
13
Kim Kardashian
@kimkardashian
70.9M followers
14
YouTube
@youtube
68.8M followers
15
Neymar Jr
@neymarjr
66.5M followers
16
Bill Gates
@billgates
65.3M followers
17
Selena Gomez
@selenagomez
63.1M followers
18
The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers
19
CNN
@cnn
61.7M followers
20
X
@x
60.7M followers
Olivia
Online
✨
⭐
💫