Muxumed oo 800 qof ah waxaa ay deganayeen Burco iyo Ceerigaabo. Horey waxaa ay u sheegan jireen HJ, Muse Abokor, Baciide. Markii dambe waxa ay u so waregeen Daarood, kablalax, Harti.
Tix-raac: Boogga Smith, J.A. (1955), Economic Survey of British Somaliland (1944β1950).
Waa kuma Murashax Madaxweyne @abdulkareemjama
Dr @afyare_elmi ayaa si qote-dheer uga warramaya aqoonta uu u leeyahay Cabdulkariim Xasan Jaamac oo ay wada shaqeynayeen 30-kii sano ee la soo dhaafay.
Waan hubaa markii (ama haddii) Cabdulkareem Madaxweynaha Soomaliya loo doorto in cilmi-baarayaasha mustaqbalka ay sababaha guushiisa ku dari doonaan warbixintaan oo ah mid saamayn leh.
Aniga qudhayda October 2009 Dr. Afyare ayaa iskaayo baray Cabdulkariim sababna u ahaa in aan mar kale Xamar ku soo laabto oo dowladda ku soo biiro.
Dr. Afyare oo aan ka dhex bixin xayndaabka aqoonta iyo cilmi baarista ee ku qotoma xog raad leh, ayuu haddana qalbi hadlay.
Waxaan oran karaa hadal-jeedinta Dr. Afyare oo xalay β 12 July 2026 β uu ka jeediyey daah furka @XisbigaOgaal iyo xaflad uu Murashax Cabdulkariim ku soo bandhigayey aragtidiisa waxay ahayd khudbadaha ugu miisaanka culus ee aan muddo dhageysey.
Mahadsanid Dr. Afyare.
Cabdulkariim-na waxay leeyahay guul.
Ku soo biir Xisbiga Ogaal.
https://t.co/t8ax8RxYdU