@Deee_luul@sntvnews1 Spare us the fake wadani crocodile tears. You stay silent on Turkish mercenaries like SADAT killing the pple of SW Somalia under HSM directives while accusing us on 🇸🇩 conflicts & attacking UAE trainers in PL. We welcome the UAE’s vital investment in the Somali army of Puntland.
@LandofPuntites Even though I don’t believe a secession, i don’t think this guy has understanding of the extraordinary situation Somalia political landscape is going through.
What national ID or High school certificate is he talking about? These are basic disagreements btw Puntland & FGS.
@mukhtaryare@snowta@mukhtaryare i think it’s time American people make racists like @snowta afraid again. They have been so comfortable being racists since D. J Trump came down that escalator.
@becka_thompson@kevan696969@Becka That's my exact point! Neither program gives a dime to families, the state pays pediatricians & licensed daycares directly, like employer insurance. The study counts those direct doctor/daycare payments as 'welfare' to make working families look like they're getting cash handouts
#DEGDEG ll 30,500 oo neef oo xoolo ah ayaa caawa ka dhoofaya Dekedda Magaalada Bosaso kuwaas oo loo dhoofiyey Dalka Cumaan 🇴🇲.
Xoolahan oo gaaraya 150k ayaa u xanibnaa Dowlada waqtigeedu ka dhamaaday ee HSM hoggaamiyo ka dib markii safiirka dalka cumaan u fadhiya ku soo rogay warqado lacag dheeriya saaraya xoolaha Cumaan loo dhoofiyo.
Ma shaqayn qorshihii Dowlada Xamar ka dib markii ay ganacsatada labada dal la horyimaadeen.
@kevan696969@becka_thompson@Becka Check the source: that’s an anti-immigration center(CIS). In MN, a working family of 4 making up to $75k–$90k still qualifies for kids’ Medicaid or childcare aid (requires a job). To mislead the public CIS labels an ENTIRE working household "on welfare" if 1 kid uses health aid.
@DekBinanle Hahahahha dhib uma arko in laga doodo jihadda aan qadeyno lkn waa arin u baahan wada tashi iyo shirweyne. Hadii XSM laga guuleysto wax miyaa iska badalaya fikirkaan?
@OmarSalah7b@Hilowle89506635 Ninku wa nin dir ah oo dirtu waa sida Dhulbahantaha oo labada maamul baa meeshii nacfi leh ayay aadaa waana badana dhaqan ay leeyihiin qabiiladda daga meelah u dhexeeya maamuladda marka asagoo helaya wasaarad maaliyaad muxuu ka ag qabanayaa diin iyo awqaaf 😂😂😂
@Mo_Easy206@Kingfuadd Why are you crushing our mate . Waxaan u qabay inaad wadani tahay oo qabyaaladda necebtahay. Carabtu waa dal muslim ah UAE waa wadan somalidda taagera, ciidanka Puntkand oo ah ciidan somaliyeed ayay tageraan so what’s your problem? And Turkey ayaga ka waran? 😂😂