Former Somali President @M_Farmaajo is now publicly endorsing foreign intervention to resolve Somalia political deadlock a move that contradict his previous stance advocating for Somali owned solutions free from foreign interference
.@jaredkushner describes Israel's “current trajectory” as “trend[ing] toward global-pariah status.” @riceid
Another wakeup call to the Netanyahu government from Trump's closest orbit.
https://t.co/rBFFtTvinF
Dadka meeshaan siyaasadda uga dooda ileen waxaa ka buuxa kuwa aan xitaa faham yar ka haysan sida uu wax-qeybsiga beeluhu u shaqeeyo.
Fiqi inuu baxaayo cid walba waa sii ogeyd waa kan ninkii uu booska u baneeyey oo u mahadcelinaaya.
Waxaan halkaan uga mahadcelinayaa walaalkey, Wasiir @AhmedMoFiqi.
Wasiir Fiqi wuxuu siyaasadda Soomaaliya ku soo jiray muddo ku dhow 20 sano. Wuxuu soo noqday Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka, Safiir, Musharrax Madaxweynaha Galmudug, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhigga.
Wasiir Fiqi wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta da’da yar ee Soomaaliya ugu aqoonta iyo waayo-aragnimada badan. Waa siyaasi aan lagu aqoon musuqmaasuq iyo eex, waana nin daacad ah oo aan lagu aqoon xatooyada hantida dadweynaha. Beesha uu ka dhashay ee Sacad waxaa lagu yaqaan daacadnimo, waddaniyad iyo u tanaasulidda danta guud.
Wasiir Fiqi wuxuu xilkiisa ku waayay taageeradii uu u muujiyay walaalkiis Liibaan Axmed Xasan iyo dadaalkii uu ka geystay sidii uu u noqon lahaa Madaxweynaha Galmudug, isagoo og in arrintaasi ay sababi karto inuu xilkiisa waayo.
Tani waa cashar siyaasadeed oo beesha Sacad ay Soomaalida kale barayso. Haddii aan tolku isu tanaasulin, ma tanaadi karo. Waa tusaale muujinaya in midnimada, walaaltinimada iyo danta guud laga hormarin karo xilalka iyo danaha shakhsiga ah.
Waxaan aaminsanahay in Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan ay tahay inuu Wasiir Fiqi uga mahadceliyo doorkii uu ka qaatay guushiisa, isla markaana uu ku abaalmariyo kursi Xildhibaan Federaalka Soomaaliya ah.
Mahadsanid, Wasiir Fiqi. Kugu ma aanaan khasaarin, waana kugu faannaa. @AhmedMoFiqi
askarta la dilay ayaa ahaa Taliye Cabdixaafid Maxamed Axmed Habeysane.
Maleeshiyaadka Daacish ayaa dab qabadsiiyay dhismaha xarunta isgaarsiinta, iyagoo gebi ahaanba burburiyay. Weerarkan ayaa dhacay xilli shirkadda Golis ay ku howlanayd dib u soo celinta adeegga isgaarsiinta ee deegaanka Sheebaab iyo deegaannada ku dhow, kuwaas oo isgaarsiintu ka go'nayd tan iyo bishii Juun.
Ciidamada Puntland ayaa bishii Febraayo 2025 la wareegay deegaanka Sheebaab, oo ka tirsan degmada Qandala, kaas oo hore u ahaa saldhig ay ku xoogganayeen maleeshiyaadka Daacish.
Bishii Maarso ee sanadkan, maleeshiyaadka Daacish ayaa waxyeello gaarsiiyay taawarkii isgaarsiinta deegaanka. Bishii Abriil, qarax ayaa dilay laba shaqaale oo ka tirsanaa shirkadda Golis iyo laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland, xilli ay ku sii jeedeen taawarka si ay dayactir ugu sameeyaan.
Horraantii bishii Luulyo, taawarkii isgaarsiinta ayaa gebi ahaanba la burburiyay.
Ilaa hadda, shirkadda Golis iyo maamulka Puntland midkoodna kama hadlin weerarkii xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab.
Sawirka: Taliye Cabdixaafid Maxamed Axmed Habeysane, oo ka mid ahaa labadii askari ee ciidamada Puntland ee lagu dilay weerarka.
Sometimes your best player gets substituted, not because he’s lost his form, but because the political formation needs adjusting. ⚽
Ahmed Fiqi leaves the pitch with his performance speaking for itself. A tactical substitution doesn’t diminish a player’s contribution to the team.
Well played, @AhmedMoFiqi ! Thank you for your service. Much respect and appreciation! 🇸🇴
Wasiir Fiqi in la beddelaayo waa la filaayay.
Beddelidda waxaa saldhig u ah nidaamka awood-qeybsiga beelaha oo waxaa Galmudug Madaxweyne ka noqday Libaan oo ay isku dheri hoose yihiin.
Wasiir Fiqi wuxuu ahaa nin dhiirrab, mowqif adag, karti badan aan u jilicsaneyn shisheeyaha.
Shaqo wacan ayuu dalka u qabtay.
Your personal opinion is yours to hold, but Somalia’s foreign relations are not determined by regional interests or individual preferences. They are the constitutional responsibility of the Federal Government.
The last two Somali administrations have both taken steps to sever ties with the UAE, reflecting serious concerns about its engagement with regional administrations outside the framework of the Federal Government and its implications for Somalia’s sovereignty and territorial integrity.
This is not about which region receives more investment or development projects. It is about the principle of respecting Somalia as one sovereign nation. Foreign powers should engage with Somalia through its legitimate federal institutions, not pursue relationships that risk deepening political divisions or undermining national unity.
Türkiye’s engagement has largely been through Somalia’s federal institutions, while concerns about the UAE’s approach have centred on its dealings with regional authorities and the wider political implications.
The question is not what you or I personally gained from Türkiye. The question is whether foreign partnerships respect Somalia’s sovereignty, constitutional order and national unity.
I don’t think you’re smart enough to understand how the system works, but who cares? 🤣🤣
Sida uu xaqiijiyay Khaalid, waxaa geeriyooday Madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble.
Allaha U Naxariisto Cali Cabdullaahi Cosoble waxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii dalka soo maray