IT’S TRUE…
No government contracts in Texas if you boycott Israel.
And it’s not just Texas. Over 30 states across the US have similar laws.
WHAT DOES ISRAEL HAVE ON AMERICA⁉️
In Xasan Ali kheyre uu ahaa masuulkii ololaha 2017 ee HSM oo uu khiyaamey Lana shaqeeyey farmaajo halkaa RW ka qaatey ..2022 dani la qiyaamey oo ahemd madoobe ku qaatey RW waa waxa loo kala baqaayo ..Intaas waxaa dheer HSM waxuu tegi doona TEENDHADII waqtiga ilaashada.
"Hadii Somaliland ay ku adkeysato aduunyada xariirkeeda in Isre*l loosoo mariyo oo Dowladda Soomaaliya laga soo weeciyo taas waa caqli aad u liita marka danbena iyaga ayay dib ugu qarxeysaa, waayo Isra*l waa wadan aduunka laga nacay"
Prof. Axmed Samatar.