Xaq-u-dirirka Macawisleeyda oo loo sameeyay sawir taariikheed gacanta lugu sawiray.
Sawirkan waa original waxana laga yaaba inow gaari karo (One century) hal qarn.
Taakhir reeb Gonimane diid.
Villa Hirshabelle ninkii kor ka sawiray ayaa maanta Jowhar laga raadinooyaa si loo xero, ninkii hoos ka sawiray isaga cid haaysato malaha oo lacag iyo bilaad ayuu leeyahay
Dreams can be delayed, but they can never be denied.
Stay strong, Omar Artan. Your journey, dedication, and achievements continue to inspire millions. Somalia is proud of you, and your moment will come. 🇸🇴⚽❤️
#OmarArta@FIFAWorldCup@WorldCupMedia@SOMALIASFF@somoceanstars
WM hore Hassan Sheikh Wuxu mudo 4sano ka hor ka cabanaayay ayu cawa isla asigii sameyay.
Xasan sheikh oo 2 mar soo noqday WM somalia waliba ah Nin Aqoonyahay PHD haysto inoow cawane saan u dhaqmo waxeey cadeyn u tahay inoow jirin rajo oowsan ka qabin dalka iyo dadka soomaaliyed.
Taariikhdu waxay xustaa cidda wax qabatay, ee ma aha cidda xilka haysay. Geed waxaa lagu gartaa midhihiisa, ninna camalkiisa. Madaxweyne William Ruto wuxuu kasbaday taageerada Soomaali badan oo Kenya ku nool. Dhaxalku waa wanaagga ay shacabka kaa xusuustaan.
Markle Ruto 2027🗳️
Takanadu Maduugowdo Iyo Deeyta Kaa Maqane, Wiilashii Ceelbaraf Uu Ku Laayay Meel Beey Ku Qoran Yihiin Lama Hilmaamin
In Ninkii Laayay Wiilashii Ciidanka
Ee Reer Hiiran Ahaa Maanta Loo Magacaabo Hiiran Waa Mid Aan La Aqbali Karin Balse Dhanka Kale Waa Fursad EE Hatago Hiiraa👀
Dusha Sare ee Xaafada Kutiimbo ee Magalada Baladweyne iyo Sideey usaameeyen Biyaha Xalay Soo Galay kaaso sababay roobkii ma hiigaanka ahay ee Xalay ka da,ay magaladaas.
Dusha Sare ee Beerluladii oo Xalay Roobaysatay..
Qurux iyo Cagaar Allaa ugu Deeqay Balse Nasiib uma Yeelan oo Kama Dhalan Masuul uhagarbaxa Si ay unoqoto Magaalo ay Soomalida oo dhan usoo Dalxiisaan...
BALADWAYNE.❤️