“I hope that Benjamin Netanyahu burns in hell — shame on Israel. Shame on what you've done and it will never be forgotten.”
—Irish MP Thomas Gould🇮���🇵🇸
👏��
https://t.co/up4zzUFjmF
@OGAA_NSHO Anigu waan dhashay waliba 2 mar ayaan dhashay, mid waa goortii aan dareemay in aniga qoysku ii baahan yihiin si aan noloshooda u dabaro, waa markaan ubad dhalay oon dareemay inaan anigu naftayda bareeg u qabto si aan u tarbiyadeeyo una koriyo mustaqbalna ugu sameeyo , Alx
@OGAA_NSHO Meesha waxaa ku dagaalamaayay quwadaja reer galbeedka iyo As.
Laakiin doqomadu waxay dhahaan dawladeena somalia waa inay qaadaa talaabo bada lagu ilaalinaayo.
Dawlad gacanta ku samaysa
Oo loo sameeyey dad bilaa damiira
Oo cadawgooda u yaqaana ciidanka nabad ilaalinta.