@Amohamednur Ciidanka Difaaca badda in la howgeliyo, Boliiska ilaalada Xeebahana la dhiso lana howgeliyo wa boliis la'aantii how qaran ma soconeyso, wa In la hela hay'ad ilaalisa eena fulisa sharciga badda wa in la hela
@Amohamednur Mudane wazir way fiicantahay inan access u helno any legal system beneficiary lagu hormarinayo baddena, anaga wxan ognahay badeena inaysan ka jirin nidam lagu sugaayo amniga badda, laguna xakameyo isu socodka badda, sido kale lagu fuliyo ama lagu hirgelyo shurucda badda
Everything that is of high quality or excellence is known by its fruits or results, that is why the fruits of the human mind is the one that teach us to know #Allah, the creator of everything including humans, and also teach us the evidence of His existence.
Baby Abiy #PhotoStudio disaster.
A childish behaviour of him made this photo shoot disastrously shameful in front of those who were forced to stand just for the camera.
@elonmusk 💯 true to ask yourself deeply. And i believe you do know what is real,
The reality is that God created this universe, and he is the one who controls it the same way people control the bank system after they create.
@MACCA7914222938@DrBaadiyow Ader @XertaUlaMadow, adiga marka hore Qalbigaaga wanaaga la dooro, oo xasuuso dal iyo Dadba inad leedahay ee kaliya Maamul la'an ay ku haysato
@AbdallaDaaahir #FaysalAliWarabe sida hadaladiisa ay ka muuqdaan kaliya kuma koobna inu AS taagyeero, ee waa Nin Xubin ka ah una qaabilsan Xiriir Caalami,
Dadka Soomaaliyedna sidey maalin walba Beenta loogu guraayey waxay gaareen heer aysan kala jeclayn runta iyo beenta.
@AbdiwahabSheik7 Barfasoore, Qofkii Alle wax maqalsiiya oo rabitaan Dan Qaranna ku jirta aya warka wanagsan qaadan karo, waxaa igala muhiimsan in Dadka Somaliya ee Damiirka leh u istaagaan Dalkooda, si Sharafta Mabda’a lumey loosoo celiyo, wali dabaqasho ayey leedahay waa hadi laga gaaro.