H.E @M_Farmaajo: "I am running to be the President of the Federal Republic of Somalia once more, to lead the continuity of our nation’s transformation witnessed in the last 5 years." https://t.co/2IP1gydyJJ
Waxaa la xaqiijiyay in Soomaaliya ay heshay Shixnadihii ugu horreeyay ee Bayraktar TB2. ▪️Taageerada cirka ee SİHA, waxaa sidoo kale loo tababari doonaa guuto gaar ah oo loogu talagalay weerarka.
Iyadoo xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya ay sii xumaanayso, waxaa xusid mudan in taariikh ahaan, abaarihii 1992 & 2011 in ka badan 50% barokac #nafaqo darro iyo #dhimasho ay ka dhaceen gobollada #SWS. Fiiro gaar ah waa in la siiyaa #SWS. @Laftagareen
Waxaa Si Rasmi Ah Maanta Loo Xaqiijiyey #Deni inuu Yahay Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Taas Oo Tan iyo 2019kii La Qarinaayey,
Axmed Madoobe Ayaa U Ololeynaaya Deni inuu Madaxweyne Noqdo Oo #Villa_Somalia Tago.
Adigu Ma Dooran Lahayd Codkaaga Ma Siin Lahayd aniga maye
BREAKING: Somali PM Mohamed Hussein Roble hits back at Pres @M_Farmaajo’s order barring Govt agencies from entering agreements with foreign countries. Roble says Cabinet has powers to implement laws, enter negotiations on aid, trade, int’l agreements
https://t.co/5lV2eQJFvL
BREAKING: The US designates two Al-Shabaab leaders, Ali Mohamed Rage “Ali Dhere”, and Abdikadir Mohamed Abdikadir “Ikrima” as global terrorists. US says Ali Dhere has been involved in attack planning in Kenya and Somalia, while Ikrima served as Head of Operations & Logistics.
Mavi Vatanımızın Çelik Kılıcı ATMACA Gemisavar Füzemiz, bugün envantere girişi öncesi gerçekleştirilen son test atışında ilk kez bir gemi hedefini tam isabetle vurmayı başardı. 🇹🇷
Türk Silahlı Kuvvetlerimize ve Donanmamıza hayırlı, uğurlu olsun.
Waxaa sharaf weyn ii ah maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Abriil 2021 kuna beegan maalintii la aasaasay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed in aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga soo jeediyo dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
"Waxaa sharaf weyn ii ah maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Abriil 21 kuna beegaan maalintii la aasaasay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed in aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga soo jeediyo dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed," @M_Farmaajo.