@Hassen7827971 Boqor, adeer mahadsanid!
Dhaqankii raggii hore iyo weliba kuwa aan saa u fogeynba, ragga ayaa la tirsan jirey. Marar badan ayaan a dumar ka lagu darijirin. Sababtuna Waa in raggu yahay magacsidaha qoyska iyo abtirkaba.
@Shakurshire101 Lacagta adeegga soo ka mid maaha lacagta dakhliga Dowladda. Taasi waxay ku rusineysaa in lacag aha safaaraduhu ka qaadaan Shacabka ee xad-dhaafka aysan gaari gacanta dowladda. Caqliga waddaniyiinta!