@FaisalAliWarabe Ma ninkaan Faysal waraabe ayaa siyaasi idiin ah muddo 30 sano ah oo aan aqoonin waxii ku hadlaayo, Maalin wuxuu ku mashquulsan yahay dharka ay xirtaan siyaasiyiinta somalia, de inka aamun Abti waraabow
Xasuuq Kubadeed:Tottenham oo xasuuq ba’an ugu gaysatay Old Trafford kooxda Man United, Kadib 6 iyo 1 markii ay ugu adkaatay. https://t.co/ue2azxKDUv via @Somaliweyn