Somnet Telecom | Connecting the Next Generation
Somalia’s licensed leader in 4G/5G technology. Delivering innovative connectivity & official updates nationwide.
Waxaan guul iyo natiijo wanaagsan u rajaynaynaa dhammaan ardayda maanta u fariisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.
Alle talo saarta, dadaalkiinna ku kalsoonaada, kana fogaada wax kasta oo dhaawici kara mustaqbalkiinna.
#Somnet#imtixaan_fasalka_8aad_2026
Garabkaaga ayaannu nahay Omar Artan
Runtii waxaad halkaan ku soo gaartay karti, dadaal iyo ka go’naasho. Nolosha Caqabaduhu waa kuwa joogto ah waannu Ku kalsoon nahay inaad ka gudbi karto.
Waxaanna kuu rajeyneynaa guul, horumar ka sarreeya kan maanta.
#Artan#FIFAWC26#Somnet
Waxaan u hambalyeynaynaa Bahda Waafi oo ay app-kooda lagala soo degay Play Store-ka in ka badan 5 Milyan jeer.
Si aad uga mid noqoto malaayiintaas ka faa'ideysatay, ku xiro Simcard-kaaga Somnet oo ku isticmaal.
#Somnet#Waafi#Somnettelecom#Fintech
Adeegga Mudnaan wuxuu kulmiyay xirmooyin ku habboon baahiyahaaga, islamarkaana jeebkaaga u roon oo ka kooban internet kaliya, ku hadal kaliya, iyo internet iyo ku hadal wada socda.
Hadda Kaga shubo *870#
#Mudnaan#SomnetTelecom#isgaarsiintajiilkacusub#Somnet