The Chancellor of SOMTECAS, Eng. @SawdaSudi and board members of the team have today met the Minister of Youth and Sports. @MoBareMohamud The meeting also discussed upcoming development programs.
#Somtecas
Waxaa sharaf weyn u ah Ururka Somtecas in Mudane Aydaruus Abdullahi oo ay u magacaaben in uu ku matalo Gudiga Qaran ee Farsamada Korontada oo ay dhistay Hay'adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed
Gudiga ayaa ka shaqeenaayo diyaarinta adeeg halbeeg oo la isku waafaqsanyahay
#somtecas
Muuqaalka guud ee Maalinta Xirfadaha Dhalinyarada Aduunka (World Youth Skills Day 2023) oo sannadkaan ay si wadajir ah u qabteen @Somalitradeshow
& Somali Youth Vision
waxana ka soo qeyb galay in ka badan 20 hal-abuurayaal oo leh xirfado kala duwan oo bulshadane muhiim u ah.
Dr Shuceyb “Maanta waxay ku beegantahay maalinta Dhallinyarada Xirfadaha Adduunka, waxaana muhiim in Dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka shaqeeyaan hormarinta halabuurkooda ku aadan sidii ay ula tartami lahaayeen hal abuurkooda ,
#WYSD2023#STS2023#XirfadduWaaHanti
Happy #WorldYouthSkillsDay! This day raises awareness for skills development, fosters collaboration & empowers young people to change their worlds through the power of skills. Skills will help youth build a prosperous & sustainable world for all. #WYSD#WYSD2023#WeAreWorldSkills
Eng Aidarus Abdullahi Ibrahim, one of the senior members of the Somtecas, gave training to some of the students from jamhuriya University.
It was about training for Entreprenourship that engineering graduates can do
The training was organized by Jamhuriya Incubation Center(JIC)
Mohamed Mirre, a Somtecas member, met with MP Abdirahman Jiimi, a director of Omnia, Finland's largest technical college.
The two leaders discussed ways to collaborate with Omnia College and Somtecas, and the meeting was successful after discussing other critical concerns.
#SKILL