FEBRUARY .3. 2013
Somali Congress Of Trade Unions-SOCOTU @socotuofficial
Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed iyo doorka ay ku lahaayeeen Dowlad diska iyo dib u eegista Dastuurka.
SONUT strongly condemns the arrest, torture, and ongoing detention of Japhet Maganga and nine other leaders of the Tanzania Teachers Union. in Dodoma. These actions violate their human rights and undermine justice and freedom of expression. SONUT stands in solidarity with, TTU.
@Soomaliteachers iyo @EFASOMSomalia Ayaa iska kaa Shaday barnaamij 2maalin Qaatay oo halku dhigiisu ahaa.
Ololaha wacyigalinta Caruurta aan Dugsiyada aadin
Ujeedadoodu waa in kor loo qaado wacyiga Macalimiinta ee ku saabsan xuquuqda waxbarasho ee carruurta aan dugsiga dhigan.
@soomaliteachers iyo @EFASOMSomalia ayaa maanta si wada jir ah u bilaabay kulan 2 maalmood ah oo lagu wacyigelinaayo bulshada kaas oo diiradda lagu saarayo wacyigelinta macallimiinta ee xaquuqda waxbarasho ee carruurta aan dugsiyada dhigan.
On behalf of @soomaliteachers would like to extend my warmest congratulations to you on this International Labor Day.
This day is a celebration of the hard work and dedication that you put into your jobs every day.
.
.
Sincerely,
Chairman.
Abdinasir Salad mohamud.
Aaway Cadaaladii Wasiir @faaraxsheekh balanaqaaday hanaanka loo mareeyay imtixaankii qoraalka macallimiinta @moechesomalia tuhun badan ayaa ku Gadaaman!!!
Natiijada soo baxday cabashadeeda waa in si dagdag ah loo xaliyaaa oo daah furan.
Gudigana horyimaadaan Macallimiinta.