We went from a government that worked for the people and worked hard to rebuild our institutions and army to a government led by a traveling leader and a prime minister without a cabinet!
#Somalia🇸🇴deserves better!
Growing up in a Somali Youth League household, Somalia’s first political party and driver of independence. I heard powerful stories of Aden Abdulle Osman. He stood for unity, rejected clanism, upheld dignity, led with SYL ideals, was democratically elected, and made history with the first peaceful power handover in Africa which is timeless lesson for all. May Allah have mercy on him.
#SomaliaIndependenceDay
H.E. @M_Farmaajo
Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, intuba waxa ay muujinayaan in madaxweynuhu uu wali ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.
Tacsida iyo murugada waxaan la qaybsanayaa ehelada iyo qoysaska ay ka bexeen dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku naf waayey badda u dhexaysa dalalka Aljeeriya iyo Isbayn.
Waxaan murugada iyo tacsida la qaybsanayaa ehelka iyo qaraabada dadkii birmo-geydada ahaa ee ku geeriyooday weerarkii arxandarrada ahaa ee argagixisadu ka gaysateen Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.
Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka.
It was an honour to host the players and leadership of the Somali International Youth and Development UK (SIYD-UK) in Doha. I was proud to hear of these young people's story of unity and their belief in their Somali identity. The youth are our future, and we must invest in them.
Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed.
Dhibaatada iyo dhaawacyada maanta loo gaystay xilli ay Muqdisho si nabad ah ugu soo bandhigayeen cabashadooda waa mid aan la aqbali karin oo niyad jab ku noqonaysa hammiga dhallinyarada Soomaaliyeed ee aaminay una istaagay dib u dhiska dalkooda.
KAALINTII DHALINYARADA SOOMAALIYEED AAWEY?
Dhalinyarada Soomaaliyeed oo intooda badan shaqo la'aan ah,qaarna Qarax ku dhammaanaya,waxaa looga fadhiyaa in ay kasoo baxaan Guriga qabiilka,si ay u hantaan Hoggaanka Dalka.
Sidaa si lamida,waxaa tusaale Dhalinyarada u ah Kacdoonkii Bagaladesh ee looga tuuray Shiikh Xasiina;waa taariikh cusub oo ku suntan rabitaanka shacabka gaar ahaan Dhalinyarada.
Waxaa dhabarjab Dhalinyarada Soomaaliyeed ku ah in Wasaaradda Gaadiidka uu Wasiir ka yahay Gen ilka Jiir oo Hoggaaminta Ciidanka ka gaarey Darajo sare,kana soo baxay Kuliyadda Ciidanka kuwa ugu magaca dheer.
Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa maanta tusaale ugu filan Kacdoonkii Kenya oo dhaliyey in Canshuurtii cusbayd laga noqday,iyo in Madaxweynaha Kenya kala diray Golihiisa Wasiirrada.
Bal eega,Wasaaradda Haweenka oo loo dhiibey Sarreeye Guuto;bal eega inta Gabar aqoon iyo waayo aragnimo leh ee Dalka jooga,balse la xaqiray!
Bal eeg Wasaaradda Gaashaadhigga oo uu wasiir ka yahay nin aan shaqo Ciidan qaban,baran, oo aan lahayn khibrad maamul iyo waayo aragnimo Ciidan.
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee qaaliga ah,waxaan ugu baaqaya in ay muujiyaan doorkooda,si ay u hantaan Hoggaaminta Dalkooda oo maanta baahi weyn u qaba aqoonta iyo waddaniyadda Dhalinyaro.
SOOMAALIYA OO GAARTAY ISKOOSKII DHALINYARADA.
Dadkaygow halkan in aad soo gaartaan wax sahlan mahan, sidaasi darteed u dulqaata ,Qoraxda, Dabaysha iyo Haraadka waa hal maalin oo aad gudaneysaan xaqa aad u leedihiin in aad codeysaan, in aad wax doorataan lana idin dooran karo.
#DOORASHADA Garoowe,Dangoroyo iyo Godob-jiiraan.
@Khadarj95022008 Ee waayahye kaalay 17 xildhibaan iyo Madaxweyne kuxigeenka 5 wasiir Agaasimayaal oo kuli jago kawada haya Puntland la baxa bal in laydinka daba yimaado reer SSC